Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Go,aanadii kasoo baxay Shirkii Dhuusomareeb

War qoraal ah oo kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu taageeray Shirkii Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ku yeesheen magaalada Dhuusomareeb iyo go’aanadii kasoo baxay shirkaasi. Wakiilada Beesha Caalamka ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in geeddi socodka doorashadu uu dalka ka saaro hanaanka soo xulidda, kuna hago waddo lagu gaaro doorashooin … Continue reading Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Go,aanadii kasoo baxay Shirkii Dhuusomareeb